Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday sargaal katirsan maamulka Gobolka Banaadir xili uu marayay laamiga Warshadaha gaar ahaan meel ku dhaw Ceelka Biyaha Caafi. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa lala beegsaday gaari qooqan ah uu la socday masuul maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan kormeerka, waxa uuna qaraxa dhacay markii uu gaariga … Continue reading Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya